7th May 2024  admin  Category :

Gudiga Dhaqaalaha iyo Maciishada ee Puntland ayaa Shirkii maanta uu yeeshay la isla qaatay in loo gurmado Degmada Qardho Lana garab istaago shacabweynaha Qardho , Gudiga waxa uu keeni doonaa Magaalada Qardho Berrito inshalaah :

Raashin( Bariis ,Baasto ,Daqiiq ,Sugar, Saliid , Kaluun(tuuna) ,Timir ,Buskut iyo Teendhooyin) )

Sidoo kale Gudiga Caafimaadka ,wacyigalinta iyo ka hortaga Caabuqa Karoona isna wuxuu keen doonaa magaalada Qardho (Daawo iyo Bustayaal),

Gurmadkan waa gurmad hor dhac ah ee dawlada puntland ugu tala gashay in ay Ku garab istaagto shacabkeeda dhibaataysan.

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person
Image may contain: car and outdoor
Image may contain: cloud, sky, outdoor and nature
Image may contain: one or more people and outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*