22nd October 2024  admin  Category :

Farmaajo iyo Biixi oo Guri ay hoosta ka xirteen ku kulmay , iyagoo oo aan cid kale ayna wehelin aan ka ahayn Itoobiyaankii Albaabka qolka hor taagnaa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hor joogaha beelaha Isaaq Gacan ku dhiigle Muuse Biixi ayaa galabta ku kulmay magaalada Addis Ababa.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyey inay labada hor jooge ay ku kulmeen qol ku dhex yaala xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Ilaa hadda ma cadda qodobada ay ka wada hadleen. Waxaa wararku ay sheegayaan in kulankoodu uu qaatay 40 daqiiqo ilaa hal saac.

Kulanka labada Horjooge ayaa la sheegay inuu ahaa mid labadooda keliya ay wada qaateen oo aysan la joogin wasiirrada iyo xubnaha kale ee wafdigooda.

Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi ayaa Maleeshiyo beeleedka ugu badan Koonfurta iyo waqooyiga Soomaaliya gacanta ku haya. Halka uu madaxweyne Farmaajo dagaalka kula Jiro Beesha Ogaadeen ayaa Muuse Biixina uu dagaal kula jiraa Beesha Harti. Labaduna waxy heshiis ku yihiin waxa ka socda Jubbaland iyo Puntland

Dharaar waxaynu joognaa Cadawgeena dhinacyadu

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*