25th October 2024  admin  Category :

Maleeshiyaad beeleedkii Boosaaso qabsaday ayaa ku laabtay saldhigyadoodii oo la qariyey in la sheego, Laakiinse laga sheegay oo qura inay ku laabteen Carmo oo ahayd magaalo horay hoos iman jirtay Buuraha Calmadow intaan la samayn Puntland .

Maleeshiyaadkan laguma arag dagaalkii Tukaraq iyo Damala xagare. lama garan karo sababta ay u hubaysan yihiin oo Bulshada reer Puntland argagaxa ugu rideen

Buuraha Calmadow ayaa saldhigyo waxa ku leh maleeshiyaad badan oo aan haybahooda lakala aqoon.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*