25th October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha dowladda Puntland oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Puntland ee Boosaaso.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa qasriga Madaxtooyada Magaalada Boosaaso kulan kula qaatay Ganacsatada Puntland, gaar ahaan kuwa magaalada Boosaaso.

Kulanka Ganacsatada iyo Madaxweynaha ayaa waxaa qayb ka ahaa Maamulka Gobolka kan degmada Boosaaso, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada iyo masuuliyiin kale.
Muhiimadda kulankan ayaa ahaa sidii Dowladda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Puntland uga wada shaqay lahaayeen horumarinta arrimaha ganacsiga sida, suuqgaynta wax soo saarka dalka, horumarinta ganacsiga, taageerada ganacsi ee dalka ka socota,arrimaha Maalgashiga dalka iyo in laga wadashaqeeyo sidii khayraadka dalka, gaar ahaan Puntland suuqayada caalamka loogu soo bandhigi lahaa.

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor
Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 7 people, basketball court and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*