19th September 2024  admin  Category :

Urur SSB oo casho sharaf u sameeyey madaxda Puntland iyo gobolka Sanaag

Ururka Sool, Sanaag iyo Bari, oo ah ururka ugu awooda Badan Degaanada SSB, ayaa Huteelka Dayax ee Degmada Badhan ee Caasimadda labaad ee ee Punrland casho sharaf ugu sameeyey dhamaan Hay’adaha dawliga ah , guddiga difaaca gobolada, Taliyaasha Ciidamada, Wasiirada Puntland ee ku sugan gobolka Sanaag, Xildhibaano iyo ururada Bulshada ee kala duwan.

Wasiirka arimaha gudaha Puntland Maxamed Axmed (Dhabancad) iyo gudoomiyaha ururka xaq u dirirka Sool, Sanaag iyo Bari (SSB) Cabdulqaadir Khaliif, ayaa labaduba halkaa waxay ka jeediyeen khudbado qiimo iyo qaayo leh

Image may contain: 2 people, people smiling
Image may contain: 6 people, people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*