19th September 2024  admin  Category :

Taliyihii Dhowaan sheegay inuu alsabaabka iyo SNM ka baacsan doono guud ahaan gobolka Sanaag, ayaa maanta gaaray duleedka degmada Ceerigaabo. Xadkii labaatanka sano ay beesha Isaaq lahaayeen Bari ayaan ka soo xiraynaa sida muuqata taliyahan ayaa Xadkii Isaaq iyo Harti wada lahaayeen soo xiraya

Taliyaha Guud ee Cidmada Puntland Yaasiin Cumar Dheere iyo Abban- dulaha Siciid Goraya Cawl oo kormeer ku tagay Duleedka degmada Ceerigaabo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*