23rd October 2024  admin  Category :

Degmada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxa soo gaaray Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen Yaasiin Cumar dheere iyo abbaan-duulaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen Siciid Maxamed Salaad (Goraya-cawl)

Image may contain: one or more people
Image may contain: 4 people, people smiling

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*