19th September 2024  admin  Category :

Soomaalidu waxeey tiraahdaa, “ Qof meeli u cadahay, meel kalle ka madoow” waayoo ah qofka ay meel u cadahay wuxuu doonayaa inuu hello waxii uu doonayey. Waxaa dhab ah, hadalkii uu dhawaan yiri Madaxweeynaha Puntland, Siciid Ca/dulaahi (Deni), ee ahaa in uu la qar naqsanayo ama wada hadal uu la furayo beesha Isaaq si nabad ay ugu dhammaato arrinta gobolada Sool iyo Sanaag ayaa ahaa hadal aad u wannaagsanaa.

Balse, su’aasha is weeydiinta leh ayaa ah, beesha Isaaq iyagu ma doonayaan wadahadal? Waxaa dhab ah in aysan wadahadal doonneen waayoo ah marar badan ayaa loo sheegay in ay dhulkooda ku ekaadaan, farahana ay kalla baxaan qobolada Sool iyo Sanaag, balse taas waxeey noqotay mid ay dhagaha ka fureeysteen.

Bulsho iska dhan oo leh siyaasiyiin, cullimo, shacab iyo odayaal dhaqameed isku wada raacay dhul aysan laheen in ay sheegtaan ayaa ah marqaati in aysan wada hadal diyaar u aheen. Marna arki meeysid qof beesha Isaaq ka soo jeeda oo dhahaya war waan gardaranahay ee dhulka ummadda aan faraha uga qaadno.

Sidaa darteed, waxaa habboon Madaxweeyne Siciid Deni in uusan waqtiga isaga lumin SNMta, balse taa beddelkeeda uu abaabulo ciidan xoog leh kuwaas oo ka sifeeya SNMta meelaha ay ka joogaan gobolada Sool iyo Sanaag, arrinta wadahadalkana uu meel iska dhigo, waayoo ah waxaa lala hadlaa cidda ogol wadahadalka, oo welliba Soomaalinimada ay ku weeyntahay.

Si kastaba ha ahaateen, arrinta SNMta umma baahna wadahadal iyo qarnaqsi toona, balse waxeey u baahantahay xabad oo kalliya, waana luqada kalliya ee fahmaan dadkaas, waana midda kalliya ee soo afjari karta in gobolada Sool iyo Sanaag ay faraha kalla baxaan beeshaas, wixii intaa dhaafsiisan waa in la is daaliyo oo kalliya. Soomaaliduna waxeey tiraahdaa, “Meel hoo u baahan, hadal waxba kama taro” oo micnaheedu yahay,  meel xabad u baahan, hadal waxba kama taro.

https://youtu.be/JDxzCb45jnc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*