19th September 2024  admin  Category :

Waa maxay sababta labadii nin ee beesha Isaaq ugu magcawnaa degmáda Badhan, midna isaga oo Badhan u sii socda loo weeraray, kii kalena isaga oo kubbad ciyaaraya oo Badhan ku sugan ,kuna hadlaya afka beelaha Isaaq uu waraysiyo siinayey warbaahinta Soomaaliyeed oo aan ilaa hadda aan loo xirìn .

Maalin walba wiil reer MAakhir ah ayaa ku dhimanaya dagaalka joogtada ah ee SNM iyo alshabaabku ku hayaan PUntland iyo Sanaag, nasiib xumana sida hadda muuqata reer meel ugama wada soo jeedaan la dagaalanka argagi xisada

Wiilkkan kubadda ku ciyaaraya Badhan ee ku hadlaya afka SNM ee loogu dul qaadanyo waxay keentay in degaankii Beesha Maakhir loo sii maro beelo kale .

Markaad muuqaalka hoose daawato bal is waydii dhulka jabhadkan Isàaq ka hadlayo miyaan dad lahayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*