20th September 2024  admin  Category :

Indho Indho, oo ka mid ah Marabbida aad ugu RabbĂ ayadaysan beesha Isaaq, ayaa maanta markii ugu horaysay isaga oo miyir qaba oo aan la dhafrin Dheeg iyo Nac nac ka hadlay labo arimood oo run ah ka hadlay.

In caasimadda Soomaaliya laga wareejiyo Muqdisho oo la geeyo magaalooyinka Soomaaliya ee nabbadooda laga shaqeeyey.

Iyo in gobolada Sanaag iyo Sool oo dawladda federaalku cunaqabataynta ku hayso inaanay haboonayn in Maqdarad loo dhigo ee ahayd xaqoida looga raadiyo VILLA SOOMAALIYA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*