24th October 2024  admin  Category :

Oomaar iyo Farmaajo waa ka aamuseen in Biixi uu Hargaysa kaga dho o fo Warqado ay samaysteen beesha Isaaq oo doonaya inay Soomaaliinteeda kalae ka go’aan.

Madaxweyne Farmaajo oo maalmahan danbe dabada ka soo riixayey wasiirkiisa Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad “Oomaar” , isaga oo raali gelinaya Mulkiilayaasha Daalo iyo Jubba oo doonaya in aan diyaarad aan ahayn kuwooda ka soo degaan Garoomada diyaaradaha Puntland ayaa hadda waxay ka aamuseen madaxda amaamulka Hargaysa oo warqado ay iyagu samaysteen kaga dhoofay Hargaysa kuna aaday dalka dibadiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*