27th December 2024 admin Category :
Golaha Wasiirada Soomnaaliya ayaa beesha Isaaq uga mahad celiyey sida wanaagsan oo ay xasan Xaad iyo koox shabaab ahyd oo la socotay ay ugu soo dhoweeyeen Hargaysa oo Soomaali inteeda kale aan ogolayn
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay odayaasha Hawiye kuwooda caraysan ee dhawaan Hargeysa kula kulmay Hogaamiyaha SNM , Gacan ku dhiigle Muuse Biixi .
Dagaal oogha beesha Murursade Xasan Xaad oo hoggaaminayay odayaashii Hawiye oo intooda badan katirsanaa alshabaab waqtiguu Cabdulaahi Yuuf Allah ha u naxariistee uu Soomaaliya madaxweynaha ka ahaa
Xasan Xaad oo hoggaaminayay Kooxda Muqdisho ka tagtay ayaa Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka uga war bixiyay sidii Irir Samaalinimada lahayd ee loogu soo dhaweeyay Hargaysa. Wuxuuna amaanay Adna iyo Dheeg
Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Hogaamiyaha Soomaaliya diidka Muuse Biixi ku amaanay sida Alshabaabkii Muqdisho ka tegay ay ugu soo dhoweeyeen Hargaysa