18th October 2024  admin  Category :

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Ca/raxmaan Cumar Inijineer Yariisoow ayaa u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray qaraxii dhawaan ka dhacay xarunta gobolka ee Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa dhaawaciisa loo qaaday dalka Qatar oo lagula taacaalayey dhaawacii ka soo gaaray qaraxii cadawga argaggixisada ay soo maleegeen. Allaha u naxariisto Injineer Yariisoow.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*