25th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oomar kale ku fashilmay inuu Soomaali hogaamiyo.

Maanta Beelo Soomaaliyeed ayaa ku dagaalamaya Bariga gobolka Togdheer oo dad badan iska dilay.

Beelahan Soomaaliyeed ee colaaddu dhex taalo, oo dagaalka isku hor fadhiya ayaa intii dawladda Soomaaliya kala dhex geli lahay oo ay ergo Soomaaliyeed u diri lahaayeen waxay maanta leeyihiin Isaaq iyo Soomaali ha wada hadleen. Ma kula tahay Habar jeclo iyo Habar yoonis oo wada socda ayaa mUMuqdisho ergo wada socota u soodirsanaya Muqdisho si ay ulahadlaan Soomali inteeda kale. Iska iloow beelaha kale ee dega waqooyiga Soomaaliya ee aan aaminsanayn magaca SOMALILAND

Ra’iisul wasaare ku-xigeena xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ku qaabay in la dar-dargeliyo wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*