22nd October 2024  admin  Category :

SNM oo ku dagaalamaya Buuraha Daalo

Dagaal u dhaxeeya ciidamada SNM iyo jabhadda Col Caare oo ka qarxay buuralayda Cerigaabo

Maleeshiyaadka SNM iyo jabhadda Col. Caarre ayaa dagaal uu ku dhexmarayaa godadka buurta Daallo ee katirsan degaanada Beelaha Isaaq ay ka degaan magaalada Cerigaabo ee gobolka Sanaag.

Khasaare ayaa jira dhinacyada soo gaaray, waxaana lagu guul daraystay wada hadalo hore oo lagu heshiisiinayay.

Col. Caarre iyo beeshiisa Habar yoonis ayaa caddaalad darro katirsanaya maamulkooda ay horay u wada dhisteen beelaha Isaaq owaxaana beryihii isku fidinayay deegaano katirsan gobolka Sanaag deegaamada Xamaas iyo Maydh.`

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*