22nd October 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, Waxay halkan hambalyo Meher wacan iyo duco aan la soo koobi Karin uga dirayaan Lamaanaha is doortay Jaamac Axmed Jaamac Xaamud iyo Muna Cilmi oo maalintii shaly meherkoodu ka dhacay magaalada Toronto ee dalka Canada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*