22nd October 2024  admin  Category :

ยท Madaxweynaha Puntland Oo Daah-furay Mashruuc Waxbarashadu yeyna ku seegin.

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuc Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarashadu yeyna ku Seegin, ama “Education cannot Wait”, magaalada Garoowe.

Image may contain: 8 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*