23rd December 2024 admin Category :
Madaxweeynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magaacabay guddi dib u heshiiseeneed si loola hadlo beesha Isaaq oo iyadu wax ka tabaneeysa dawladdii kacaanka. Guddiga waxaa xubno ka ah:
Ca/raxmaan Ca/llaahi Baadiyoow
Cali Siciid Fiqi
Ahmed Jaamac Muuse
Cali Ahmed Jaamac Jangeli