19th September 2024  admin  Category :

Caasimaddii labaad ee Soomaaliya iyo Laascaanood yaa u baahan Master Plan

Maamulka SNM ayaa wada qorshe la doonaayo in Lagu Burbursho Guryaha iyo Hantida Shacabka laascaanood iyadoo loogu soo dhumanaayo wax loogu yeedhay Master Plan .

Hargaysa oo ah magaalada ugu weyn dhulka maamulka SNM waa magaala ugu Foosha xun dhanka Master Plan. mana jirto cid ku samaysay dib u haben ninkastana waxaa u dagay meeshu soo gaadho.

https://youtu.be/_6AI-q683zc

Hadaba Master Plan.ka laascaanood la doonaayo in Laga fuliyo ma la odhan kara waa mid la doonaayo in lagu baabiyo hanti iyo Guryo badan oo shacabka reer laascaanood leeyihiin.

Wasiirka Hawlaha Guud ee SNM Cabdirashiid Xaaji Ducaale QambiĀ  ayaa maamulka somaliland usoo wakiishay in uu fuliyo qorshahaasi isagoo adeegsanaya Maleeshiyada maamulka Somaliland.

Hadaba shacabka laascaanood ee la doonaayo in Hantidooda la burbursho lana rabo in wixii laga samayn kari wayay Burco iyo Hargaysa in laascaanood laga sameeyo inay ka digtoonadan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*