19th September 2024  admin  Category :

Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa dil ku xukuntay 3’dii nin ee loo haystay kiiska Caasha ilyaas iyadoo ku raacday xukunkii hore ee maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal.

Xeer Ilaaliye Ku – xigeenka Puntland Maxamed Xareed Oo sheegay In Caaisho ay cadaalad heshay ayadoo qabriga ku jirta, Maxkamadda sare-na uu ka rajeynayo in ay raacidoonto xukumadii Maxkamadda Darajada Koowaad Iyo Racfaanka ay xukumeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*