20th September 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo Mid ka mid ah Midnimo Maakhir iyo Xisbiga Wadani.

Ninka aad hoos ka daawan doontaan wuxuu ka soo jeedaa beeesha Warsangeli, Yube iyo Damala Xagare ayuu leeyahay waa Bariga fog, dhowaana wuxuu maleeshiyaad ka soo jeeda Jibriil Abokar iyo Gudabiirsay dul keenay degaankii uu ka soo jeeday, oo ay halkaa dad ku dileen

Koox la yiraahdo Midnimo Maakhir waxay doonayaan in sidan la wada noqdo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*