19th October 2024  admin  Category :

Ciidamo ka socda beesha Isaaq ayaa yimid deegaano ka mid ah gobolka Sanaag. Sida wararka ay sheegayaan ciidamadaan ayaa ah kuwo cusub oo lagu soo xoojiyey kuwii horey u joogay deegaanka.

Hadaba, dadka deegaanka ayaa loogu baaqayaa ineey u diyaar garoobaan dagaalka daandaansiga ah oo ay soo qaadeen beesha Isaaq, waana in la sammeeyaa sidii diinta Islaamka ay na fartay ee ah in qofka laga nabad gallo afkiisa iyo gacantiisa, balse haddii la soo raadso uu dhagta dhiiga u darro cidda soo doonatay.

Beeshan iyadu raadineeysa dawladnimada aan jirin ayaa u muuqata mid ay ku hungoobi doonaan damacooda guracan, balse taa badalkeeda ay ka dhaxli doonaan dhimasho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*