18th October 2024  admin  Category :

” Adeer Somaliland Isaaq ayaa iska leh, Dhulbahante muxuu nagu dardsday.

Hogaamiyaasha Beesha Isaaq oo Isir nacaybku ka buuxo ayaa dad u badan maangaab ka soo jeeda Beesha Harti waxay ka dhaadhiciteen inay isku Waqooyi yihiin oo ay maamul wada samaysan karaan

Faysal Cali Waraabe, Boqolaal kun oo qof ayaa ugu codeeyey nacaybka uu u qabo Soomaalida aan Isaaqa ahayn.

30kii sano ee la soo dhaaday ma jirin Isim ka soo jeeda beesha Isaaq ama beesha Ciidagale oo uu Faysal ka soo jeedo oo canbaataysay, iska fogeeyey ama raali gelin ka bixisay af xumada oo uu Wiilkoodu ku hayo umadda Somaaliyeed

Hoos ka daawo sababaha beesha Isaaq ku jecel yihiin wiilkooda dhaqanka xun

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*