23rd October 2024  admin  Category :

Maalmo ka hor sadex askari oo Guutadooda ka mid ah ayaa naftooda u huray difaaca midnimada Soomaaliyeed dagaalkii Damala xagre ee ay la galeen maamulka Soomaaliya diidka ah, maantana Calanka Soomaaliyeed ayeey ka taagayaan markii ay jebiyeen nabad diidka. Soomaaliya diidka SNM.

Sawirka sare waa Siciid Cartan Awaare Caraale Iyo Cabdifatax Madoobe Cabdi Guray oo ka tirsan Ciidanka uu taliyaha ka yahay Abaanduule sare Fuaad Xanaano, oo horay u soo gubay calankii SNM, maantnana taagaya kii Qaranka Soomaaliyeed

Magacyadan waxa noo suurta geliyey inaan helno Weriye Maxamed Xasan Dhalo

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*