19th October 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaare  Xasan Cali Khayre ayaa Xalay guddoomiyay kulan looga hadlay dardar-gelinta iyo ka mira dhalinta qorshaha sugidda amniga caasimadda oo lagu qabtay taliska qaybta guud ee Booliiska gobalka Banaadir.

Ra’iisul Wasaare  Xasan Cali Khayre ayaan ka hadlin ama soo hadal qaadin shacabka gobolka Sanaag ee dhiigooda u daadinaya midnimada Soomaaliya Kulankii uu xalay la qaatay siyaasiyiinta iyo Saraakiisha Hawiye ee lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*