19th October 2024  admin  Category :

Kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah jaaliyadda gobolka Sanaag ee Nayroobi, Kenya ayaa ku baaqay in la gallo dagaal loogu diyaar garoobayo duulaanka ay soo qaadeen beesha Isaaq, waxaana ay sheegeen in cid kasta oo ku dhimata dagaalkaas ay janadii tageeyso maadaama diinta Islaamka ay qabto in qofka uu is difaaco haddii lagu soo duulo gurigiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*