19th October 2024  admin  Category :

Xuseen dheere, Xayle iyo Guray Cismaan ayaa loo xil saaray dagaal ay ka ridaan gobolka Sanaag iyo Taakulaynta maleeshiyaadka alshabaab ee ku sugan Buuraha Calmadow, ee ka amr qaata maamulka SNM.

Nuux Taani, oo ka soo jeeda beesha Habar awal, Sacad muuse, Isaaq, ahna beeshii Maxkamada Maraykanka lacagta badan uga baxday si ay Tuke oo ka soo jeeda Beesha Daarood ay Isir nacayb xabsiga Maraykanka u dhigi lahaayeen, ka dibna ay doonayeen inay dabaal deg ka sameeyaan Hargaysa iyo Burco sidii dhaqanka u ahaan jirtay, ayaa nimanka kor xusan oo dhamaantood ka soo jeeda beesha Warsangeli oo iyaga u shaqeeya, Marabina u ah ku amray maalintii shalay inay isugu tagaan. hubkoodana geeyaan magaalada Ceel buh ee gobolka Sanaag

Marabbiddii Warsageli ee u shaqasa argagixisada maamulka SNM ee ku kala sugnaa Badhan, Carmale, Dhahar iyo Xingalool ayaa hadda isugu tegay magaalada Ceel buh, iyaga oo lagu amray dagaal ay ridaan gobolka, intaan la qaybin mushahaarka bisha oo maalmo ka harsan yihiin

Bulshada gobolka Sanaag, gaar ahaan Shacabka ku nool magaalada Ceel buh ayaa arintan ay beesha Isaaq wadato aad uga hor yimid.

Ugu danbayntii Dawladda federaalka Soomaaliya oo malaayiin doolar caalamka uga hesha la dagaalanka argagixisada ayaa ilaa hadda ka hadlin ama ka aamusan dhimashada, dhaawaca iyo xasuuqa ay gaysanbayaan argagixisadacka amar qaata maamulka SNM, kuwaas oo kala ah Xuseen dheere, Xayle iyo Gurey Cismaan iyo asxaabtooda ku dhuumaalaysanysa Buuraha Calmadow. Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ilaa hadda liiska argagixisafa ugu jirin argagixiso ka amar qaata maamuulka Hargaysa oo ku sugan waqooyiga Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*