26th November 2024 admin Category :
Dareenka SNM iyo markii ay maqleen Maxkamaddii Maraykanka in Yuusuf Cabdi Cali Tuke ay ugu xukuntay inuu Beesha Isaaq siinayo $500,000
In badan oo ka mid ah beesha Isaaq ayaa aaminsan in Tuke laga soo musaafurinayo Maraykanka oo ay maamulka Somaliland u xiri doonaan marka uu yimaado degaanada uu ka soo jeedo , ka dibna Maxkamadda Maraykanku Magtii ay u xukuntay ay sidaa ku heli doonaan iyo geela Beesha Barkad ee Dhulbahante