27th November 2024 admin Category :
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa sheegay in aan waxba ka jirin warka Wasiir Goodax ku sheegay in uu fashilmay Intixaanka Puntland.
Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe, ayaa Khadka taleefoonka ku waraystay Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdulaahi Maxmed Xasan.