23rd October 2024  admin  Category :

Waa maxay siyaasadda ka danbaysa Warsangeli iyo Dirta, ee Odayaashii reer Maakhir ee Hargaysa aaday ay ka soo qaadeen Muuse Biixi. Shalay Sanaag Bari ayeey ahyad maantana Waa degmada Badhan waxa wada dega Dir iyo Warsangel .

Hoos ka daawo mid ka mid ah dagaal oogayaasha beesha Warsangeli ee u soo baxay sanadka 2019, oo ka ka hadlaya 18 may iyo Fariintii uu ka soo qaado beesha Isaaq.

Wakiilka SNM, ee hoos ka khubadaynaya ayaa isaga oo Hargaysa ku sugan weriye waxa uu waydiiyey inaanay wada metelin Bulshada reer Maakhir, Jawaabii uu siiyey weriyaha ayaa noqotay ” shir lagama wada uunsiyo” .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*