20th September 2024  admin  Category :

((الذين إذا أصابتهم مصيبة قالوا إنا لله وإنا إليه راجعون))

Bahda Allsanaag waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Maxamed Ahmed Jama (Kable) oo maanta ku geeriyooday magaaladaMuqdisho ee xarunta  gobolka Banaadir. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*