19th September 2024  admin  Category :

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha & Maalgashiga dowladda Puntland Somalia oo la kulmay Duqa magaaladda Minneapolis Gobolka ee dalka Mareykanka.

Wasiir Cabbdullahi Cabdi Xirsi oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Jaaliyadda Puntland ee Gobolka Minnesota ayaa la kulmay Duqa magaalada Minneapolis Mr Jacob Frey, waxayna ka wada hadleen arrimo ku saabsan ganacsiga,warshadaha iyo Maalgaashiga Minnesota & Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*