19th September 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo ay la xumaatay kaligii talinimadii iyo in Soomaaliya Muqdisho oo qura tahay.

Kulankii ay madaada Soomaaliyeed ku kulmeen caleemo saarkii madaxweynaha Puntaland Siciid Deni bishii kowaad ee 2019, ayaa waxa lagu balamay in bisha sadexaad shirweyne Soomaaliyeed lagu qabto Garowe magaalo madaxda caasimadda Puntland. Madxda sare ee dawladda Soomaaliya ayaa iyaga oo shirkan wiiqay waxay Muqdisho ugu yeereen madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe oo heshiis la saxiixdeen. Maalmo ka dibna waxay ku dhawaaqeen in Shir Soomaaliyeed Muqsisho lagu qabanayo

Madaxda sare ee dawladda Soomaaliya ayaa lacagtii Soomaali oo dhan  loogu talo galay waxay ku maal geliyeen Muqdisho oo qura, in laga amaano Baraha Bulshada iyo inay ku maal gelinayaan madaxda ay doonayaan inay hogaanka u qabtaan maamul goboleedyada. Marka ay xoogaa u tuuraan maamul goboleedyada waxay  daba dhigaan inay Soo sameeyaan xisaab celin. Iyagu meel ay xisaab celin ku sameeyeen lama hayo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*