17th October 2024  admin  Category :

Dastuurkii Soomaaliya,  kooxdan ayaa loo gacan geliyeY oo xitaa aan aaminsanayn QARANIMADA SOOMAALIYA. Muna Cumar waa Xilldhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. waxay aaminsan tahay inay ka soo jeedo dal la yiraahdo Somaliland.

Muna, Maareeye, Carab iyo Saalax Axmed Jaamac oo dhowaan loo magcaabay Wasiirka Dastuurka Soomaaliya ayaa aaminsan inay ka wakiil yihiin dawlad la yiraahdo Somaliland

https://allsanaag.com/magacyada-xildhibaannada-aqalka-sare-ee-diiday-in-laga-hadlo-qalbi-dhagax/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*