2nd January 2025 admin Category :
Hoos ka daawo Taariikhda ay SNM doonayaan in Soomaali inteeda kale ka gadaan.
Boobe Yuusuf oo hadda u jooga beesha Isaaq halkii Cabdi Waraabe intuuna siqoobin u joogay oo horay isaga oo Aljazeera la hadlayey u sheegay “inay iyagu Soomaali ugu geesisan yihiin oo ay baacsan jireen Soomaalida kale, ayaa maalmahan Khuraafaad ka hor sheega warbaahinta. Isaguna isaga oo cuqdadaysan oo caraysan ayuu Sirqoobayaa,