19th October 2024  admin  Category :

Cabdiraxmaan Farooe oo laba Mushahaar ka kala qaata Muqdisho iyo Garowe oo uu yahay macal Cune

Madaxweynihii hore ee Puntand, hadana ah Xikdhibaan ka tirsan Aqaka Sare ee Baaramaanka Soomaaiya ayaa mushahaar ka wada qaata Dawadda Soomaaiya iyo maammuka Puntand.

Mudane ka tirsan Baaramaanka Puntand oo ogaa in Farooe sida siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaiya uu laba canleeyo ayaa  su’aal ka waydiiyey wasiirka maaliyadda Puntand inay jiraan lacago  la siiyo madaxweynayaashii hore ee soo maray Puntland.

Wasiirku wuxuu sheegay in Reer Farool lacag ka qaataan khasnadda Puntand ilaa maanta , halka Askartii ku dhaawacantay dagaalkii Galgaa ay darxumo Puntand u joogaan , kuwii dhintayna Qoysaskii ay ku tageen ay ku dayacan yihiin degaanda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*