18th October 2024  admin  Category :

Lacagaha ay ku deeqaan wadamadda adduunka ee loogu talagaley dadka tabaaleeysan ee Soomaaliyeed ayaa inta badan si qaldan loo isticmaalaa.

Hadaba waxaa magaalada Boosaaso shalay laga furay suuq kalluumeeysi oo casri ah taas oo uu ku gaddaaman yahay mugdi.

Shirkadda suuqa furatay ayaa lagu magacaabaa SUNDUS, hase ahaatee mashruucan waxaa maalgeliyey hay’adda USAID ee laga leeyahay dalka Mareeykanka.

Su’aasha isweeydiinta leh waxeey tahay sidee ayeey ganacsato u sheegan karaan wax laga soo qaaday jeebka shacabka Mareeykanka?

Haddii USAID ay ku caawisay dadka Puntland horrumarinta kalluunka, miyeeysan aheen in shacabka Puntland ay leeyihiin suuqan?

Fadlan hoos ka daawo warbixintaas oo dhameeystiran.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*