28th November 2024 admin Category :
Beesha Isaaq oo Jees jees uga jawaabtay hadalKII jilicsanaa ee uu madaxweyne Farmaajo shalay ka hor sheegay Baarlamaanka Soomaaliya.
Nin ku seexda Isir nacayb, lagu ababiyey Isir nacayb, Soomaali oo dhan uga tegaya Isir nacabka beel ka mid ah beelaa Soomaaliyeed, waa adag tahay inuu fahmo “WALAALOOW”. Waana sababta jabhadka SNM ee lagu magcaabo Boobe oo qayb ka aaa xasuuqii qaybo ka mid ah waqooyiga Soomaalitya koogu geestay shacab Soomaaliyeed uu ugu jees jeesayaa jawaabta uu ka bixinayo baryadii uu madaxweyne Farmaajo baryayey beesha ISAAQ