29th November 2024 admin Category :
Ina Jaamac Saalax oo Inaga ah ayaa u jawaabay, ninkii yri Reer Qardhood baa ku neceb, sidaa waxa yiri Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Karkaar Nabadoon Maxamed Aadan.
Muuqaalka hoose marka aad daawatid waxaad ku ogaanaysaa in Afhayeenka beesha Qardho uu u haysto dawladnimada Puntland inay tahay mid reerkiisu gaar u leeyiiin.
Sidoo kale jawaabta madaxweyn ayaa sii xoojinaysa hadalka afhayeenka isaga oo ku leh odayaasha “hadda wixii ka danbeeya Warka dawladda uun dhagaysta.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland CabdiXakiim Dhooba daareed ,haddii uu sax san yahay iyo haddii uu khaldan yahayba wuxuu ka mid yahay madaxda dawladda Puntland . Marka madaxweynuhu leeyahay warka dawladda dhegaysta wuxuu ka wadaa reer hebel uun dhegaysta.
Hoos ka daawo muuqaalka hoose oo marka aad daawatid aad is waydiinayso dawladihii lixdankii sidee ahaayeen