23rd October 2024  admin  Category :

Wasiir Maareeye “Maanta Dowladda NABAD iyo NOLOL Dib dambe uma laabaneyso, baaris xoog leh ayaa ku socota dadka dowlad dumiska ah ee ka dambeeya in ciidamada kasoo baxaan farumaha dagaalka”.

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa hadalkaan ka sheegay munaasabad ka dhacday Muqdisho oo looga hadlayay waxqabadka wasaaradda Maaliyadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*