24th October 2024  admin  Category :

Waa sarkaalka qura oo Tobon sano la dagaalamayey Alshabaab iyo Somaliya diidka SNM.  Maqaalka hoose maalintaan qornay oo tobon sano laga joogo  iyo Maanta Taliye Cashuur wuxuu ku waayey dagaalka la dagaalanka ARGIXISADA dhalinyaro badan oo dhiigooda u daadiyey difaaca dalka . Taliye Cashuur  marka qura uu buurta Calmadow ka soo degaatobonkaa sano   waa marka uu  Somaliya diidku  uu kula dagaalamyo banaanka. Waa halyeey qaaday jidkii aabayshiis, Waa nin ka soo jeeda qoys talijn  jiray oo diiday dullinimada iyo dhuuni raacnimada ay qaateen  in badan oo  reer Maakhir ah

https://web.archive.org/web/20101208073954/https://allsanaag.com/Details.asp?id=6196

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*