18th October 2024  admin  Category :

Qofna kama badbaadin Diyaarad Itoobiyaan ah oo dhacday

Diyaarad rakaab ah Ethiopian Airlins oo nooceedu ahaa Boeing 737 oo ka duushay garoonka diyaaradaha magaalada Addis Ababa kuna sii jeeday magaalada Nairobi ayaa burburtay lix daqiiqo kadib markii ay hawada ku jirtey.

 

Family members of the crashed Ethiopian airlines ET 302/10 react at Addis Ababa international airport Sunday, March 10, 2019. An Ethiopian Airlines flight with 157 people thought to be on board crashed shortly after takeoff Sunday, March 10, 2019 from Ethiopia’s capital headed to Nairobi, the airline said. (AP Photo/Mulugeta Ayene)

Rakaab gaaray 149 ruux iyo siddeed shaqaalaha diyaarada ah ayaa saarnaa waxaana la rumeysan yahay inay dhammaantood geeriyoodeen.

Dadka diyaaradan ku dhintay ayaa ka soo kala jeeday 35 dal.

32 Kenyans, 18 Canadians, sagaal  Ethiopiana, sideed  Americana, sideed  Italiyaana  iyo  Todoba  UK nationals eaxa kale oo ka mid ahaa sideed Chinese.

7 France

6 Egypt

5 Netherlands

4 UN passport

4 Indian

3 Russian

2 Moroccan

2 Israeli

1 Belgian

1 Ugandan

1 Yemeni

1 Sudanese

1 Somali

1 Togo

1 Mozambican

1 Norwegian

Waxa jira Soomaali wadata Baasabooro dalal kale waya sida Itoobiyaan , Kenyaati, Yurub, iyo Waqooyi America

Family members of the crashed Ethiopian airlines ET 302/10 react at Addis Ababa international airport Sunday, March 10, 2019. An Ethiopian Airlines flight with 157 people thought to be on board crashed shortly after takeoff Sunday, March 10, 2019 from Ethiopia’s capital headed to Nairobi, the airline said. (AP Photo/Mulugeta Ayene)

Afhayeen u hadlay dowlada Ethiopia ayaa sheegay in diyaarada ay burburtay 08;44 kadib markii ay ka duushay caasimada Ethiopia.

Dadaalo lagu doonayo in lagu helo burburka diyaarada ayaa bilowday balse lama oga in ay jiraan dad ka badbaaday burburka diyaarada.

Ra’isul Wasaaraha Ethiopia ayaa ahaa qofkii ugu horeeyay ee ka hadla burburka diyaaradaha waxana uu tacsi u direy dadkii ay ka geeriyoodeen rakaabka iyo shaqaalaha saarnaa diyaarada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*