28th December 2024 admin Category :
Madaxtooyada Puntland oo Ka Tacsiyeysay Geerida Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha unaxariistee Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.