18th October 2024  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoysaska reer Siciid Cumar iyo Reer Cali Koor  oo maanta  hooyadood Allah ha u naxariistee Xaawo cali Koor  ay   geeriyootay . Waxaanu Marxuumadda Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ka waraabiyo, Qaraabadii iyo ehelkiina ay ka tagtayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Tacsidan mid la mid ah waxa diraya Qoyska reer Cabdulaahi Urcad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*