24th October 2024  admin  Category :

Wakiilkii Faroole oo kaga dhabeeyey hadalkii ahaa Tukaraq isaga baxa, isaga oo fariintaa u dirayey beesha Isaaq

Wasiirka Maaliyada Puntland Xasan Shirre Abgaal , oo ah Wasiirka  uu Cabdiraxmaan Faroole ku darsaday golaha wasiirada dawladda Deni  ayaa booqashadiisii ugu horaysay ku tegay gobolka Sool uu Cabdiraxmaan Faroole  dagaal siyaasadeed kugula jiro Bulshada ku nool gobolka Sool

Wasiirka Maaliyada Puntland ayaa booqday meel lagu sheegay inay tahay Kastamka Canshuuraha Ee Gobolka Sool Ee Puntland,Wasiirka Ayaa Lagu Soo Dhoweeyey Xafiiska Kumeel gaarka Ah Ee Puntland Halkaasi ku leedahay, oo Bariga ka xiga Magaalada Tukaraq oo horay u aaan jirtay kastamka Puntlabd Laakiinse ay hadda xoog ku haystaan maleeshiyaadka SNM. Beelihii Puntland wax isku darsaday kuwana Khadiifado ayaa xafiisyo u ah, halka kuwa kale sida 1967 iyo 68 dawladda Soomaaliya ahayd oo   hargabka loo aadi jiray dalka dibadiisa   , uu  maanta madaxweyne Deni la  doonayo inuu Puntland ku soo celiyo dhaqankaas madaxweyne Siyaad Bare ku khasabtay inuu Inqilaab dalka ka sameeyo 1969.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*