24th December 2024  admin  Category :

Faarax Macalin ayaa su’aal laga weeydiiyey sida uu arko sharciga dhawaan ay Baarlamaanka Soomaaliya beddeleen si loogu gogol xaaro in baanka dhexe loo dhiibo nin ajnabi ah. Waxa uu sheegay in aysan wannaagsaneen in loo dhiibo qof ajnabi ah baanka dhexe, balse haddii loo dhiibayo baanka dhexe qof ajnabi ah ay jirto wax weeyn oo loogu baahday ama faa’iido weeyn oo ka soo galleeysa Soomaalid haddii qof ajnabi ah loo dhiibo.

Dawladda Federaalka ayaa u muuqata mid waqtiga ku lumineeysa wax aan ummadda faa’iido ugu jirin, meesha maalin kasta dadkii la dillayo ama la qarxinayo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*