29th November 2024 admin Category :
Intii Madaxweyne Famaajo Xukunka qabsaday, Bulshaddii reer Muqdisho ayaa u qaybsantay laba Dabaqadood , kuwa ooyaya oo u badan Dan yarta , oo intii yarayd oo haysteen la dhacay iyo golihiisii Wasiirada iyo Caruurtoodii oo Xoolihii Soomaali oo dhan loogu talo galay ku tumanaya