21st November 2024 admin Category :
Beel Soomaaliyeed oo sheegtay in Dr. Bulxan ugu aflagaadooday Beeshooda sidii guri Barwaaqo ugu edebdarooday Sayid Maxamed Cabdule Xasan iyo beelo Soomaaliyeed. Waa dhaqan cusub ee aqoonyahanada SNM la soo baxeen in beelaha kale ee Soomaaliyeed ay aflagaadeeyaan iyaguna taariikh aan jirin samaystaan