25th November 2024 admin Category :
Haddii Cabaadka Xasan Xaad uu Siyaasadda Soomaaliya wax ka bedelayo, maanta madaxweyne Farmaajo Villa Soomaaliya ma fadhiyeen, maamulka Jubbaland ah lama sameeyeen. Xadka maamulha Galmudug ay la leedahay Puntland wuxuu nqon lahaa Burtinle