28th November 2024 admin Category :
Madaxweyne Farmaajo ayaa sabab u noqon doona in maamulka Koonfur galbeed ayna Doorasho ka dhicin, Haddii uu tijaabadan beelaha Koonfur Galbeed laysku dhufanayo ay ku guulaystaan Farmaajo iyo kooxdiisa, waxa ku xigi doonata Puntland oo ay hadda u soo dhutinayaan